Qisadii Dhaxal Caashaq
Q4aad
SAAXIIBADA LASOCDAY TAXANAHA QORMADEENII BUUGII DHAXAL CAASHAQ
MARKALE HALKEEDII HANOOGU SII AMBO QAADO QORAA SARE YUUSU ABOW
Waxaa lasoo gaaray halkii aay ku sii jeedeen ee boros kolkii aay gaarigii kasoo degeen waxaa la is dhaaf saday ereyo aay ku dheehantahay xushmad iyo mahad celin mid kastaba kan kale uu ugudbinayay si kal sami ah intaa markii aay dhacday
sida caadada u aheydba dad isku cusub mar ahaan taana wajahayo hiigsiga nolol cusub
waxaa la kala qortay nombarada taleefanada waxaa la qab saday goorta tan xigta ee la kul mayo
hagaag iyo hoowraarsan ayaa lgu kala tagay midkastana maskax diisa ayuu dib ugu noqday aan ku horeeyno maana maskaxda iyo qalbiga ayeey iskala had leeysay toloow maxeey dha heeysay anoon kuugu sii daahin waa tan ee bal aqristoow adna ila arag ugub uu jaceyl hareeyay
MAANA=W axaa aay iskula guuxeeysay ereyadaan iyo qaar kaloo badan
QACDII HOREEY INDHUHU QABTEEN
BUU QAL BIGEEYGA DHEXDIISA QOLAL
UU KU SAMEESTAY
ALLOOW YAA HOR QANDOODA
OO IN DHAHA YAANAN KA QAADIN
hagaag miskiin maaxi asagu sidee buu u arkayaa barashadaan uu la sameeyay maana maxeeyse dhaxal sii say
- MAAXI= QABA BAALKA JIRKEEDA
- QURUXDUU ALA SIIYAY
- QOF HELAA MA QASAARIN
- ALLOOW YAA LA QADEEYA
- QURAAC YAA LA WADAAGA
- QALANJO WEEYE HABLOOD
- QUREESH WEEYE WANAAGSAN
sidaa iyo sifooyin kale oo uu u ar kayay ayaa maskaxdiisa ka dhex guu xayay
bal aan dhoowro halka dhaanka loo dhigo
intaa ayaan maanta ku soo af meerayaayee la soco qeyb kale oo ka mida dhaxal caashaq haduu alle idmo
Qisadii Dhaxal Caashaq
Q5aad
Saxiibayaal wa markale iyo qisadii dhaxal caashaq halkeedii hanoo ga sii wado qoraaga buuga yuusuf abow ee la socod iyo aqris wacan
markii aay maaxi iyo maano uu mid kastaba dantiisa soo dhameestay
waxaa la iska soo wacay taleefoonka waxaana lagu balamay halka baska laga raaco
waxaa la isku qabay xiiso caashaq intii la kala maqnaa labadaba waxaa aay dhex ma quurayeen moowjado caashaq
waqtigii baa la gaaray halkii lagu balamayna la yimid maxadhacay?
bariido iyo salaan dabadeed waxaa la is dhaaf saday ereyadan
waxaad moodaa arday cashar uu ka su gayay macalin kooda si kale hadaan udhigno waxaad moodaa in la xafid siiyay murtida macaaneynta hadalka yaanan kusii talax tagine bal hoo oo aqri ereyadaan kasoo maaxday maan iyo maskax ugub caashaq hareeyay
- MAAXI= MACAAN KAADA INANYAHEEY
- WAA SIDA MALABKA OO KALE
- ALLOOW YAA KU MUUDSADA
- MUDANTII HAWEENKAAY
- YAA AQAL MUG WEYN MEELAAN
- OGSOONAHAY KALKAA KAAGA
- MUDO OO MEESHAA KUUGU MAAMULA
isaga oo til maamaya laabtiisa guda heeda lehna
MEESHAA KUUGU MAAMULA
Waaw aleeylehe kama dhacdo iyana maano ee
maxeey tiri sida hadalka la isku dhaaf sanayo waxaad moodaa
fanaaniin masraxa dushiisa macaamiishooda ugu soo ban dhigayo
muuqaalo cajiib galinayo oo kale meeshu masrax maahee waa bas gudihii
macaamiilna uma soo gud binayaane iyaga ayaa isla laba shubayo
- MAANA=QOF MUG WEYN AYAAD TAHAY
- MIISAANKIISU CULUSYAHAY
- MAQAANKAADA MEEL SARE
- BUU KA MUUQANAAYAA
- WAXA AAD NA MUDAN TAHAY
- MAA MUUS IYO XAQ DHOWR
- MAR KASTOOYNU KULANABA
Intaa markii la is dhaaf saday ayaa loo gudo galay haasaawe gacaleed
maantase intaa ayaan ku soo gaabi nayaaye la soco qeyb kale oo kamid ah qisadii dhaxal caashaq waa yuusuf abow oo idiin leh idinka lee waaye
waa qiso cajiib ah oo aad u macaan mahadsanid abwaan yusuf abow
ReplyDelete